Hargaysa(AN) waxa maanta xabsiga loo taxaabay laba suxufi oo ka hawlgala magaalada Berbera kuwaas oo magacyadoodu kala yihiin Mubaarik Cismaan Nirig oo kahawlagala Start Tv iyo C/raxmaan Maxamed Cige oo ka hawlgala Tvga Royal kuwaas oo ilaahada lagaranayn sababaha loo xidhay
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








