Daawo:-Wasiirka Warfaafinta Oo Qado Sharaf Ku Maamuusay Xubno Ka Tirsan Wasiiradii Cusbaa Ee Uu Dhawaan Magacaabay Madaxweyne Siilaanyo.

0

Hargaysa(AN):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C/Laahi Maxamed Daahir (Cukuse) Ayaa Maanta Casuumad Sharafeed U Sameeyay Xubno Ka Tirsan Wasiiradii Cusbaa Ee Madaxweynuhu Dhawaan Magacaabay.


Waxa Kale Oo Munaasibadaasi Goob Joog Ka Ahaa Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Mudane Maxamed Cilmi Aadan(Ilkacase) Iyo Masuuliyiin Kale.
Arabsiyonews.com Office Gabiley