Xarunta Baahikoob Oo Ku Baaqday Joojinta Tacadiyada Haweenka Loo Geysto

0

mqdefault-150x150

Mas’uuliyiin kala duwan oo ay ka mid tahay wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Marwo Shukri Xariir Ismaaciil ayaa maanta ka qayb galay kulan ay soo qabanqaabisay xarunta Baahikoob, kulankaas oo lagaga hadlayey sidii loo joojin lahaa tacadiyada lagula kaco haweenka iyo caruurta.