Daawo Musharaxa Golaha Wakiilada Ee Beesha Goboye Maxamed xasan Maxamuud Oo Ka Hadlay …..Maaha lataliyihii Madaxwaynuhu In Uu Isku Casilay Danta Beesha Gaboye Ee Waa Markii Uu iska Waayay Liiskii isku Shandhayntii Uu Sameeyay Axmed Siilanyo

0

Gabiley(AN) Musharaxa Golaha Wakiilada Ee Beesha Goboye Utaagan Doorashooyinka Golaha Barlamaanka Dalka Maxamed xasan Maxamuud Oo Ka Hadlay Is Casilaadii Maaha lataliyihii Madaxwaynuhu Ee Dhawaan iska Casilay Xilkii Kaasi Oo Sheegay In Uu Isku Casilay Danta Beesha Gaboye Ee Uu Kasoo Jedo Oo Uu Shegay In Aanu Beeshodu Wax SaamiAh Aanay Kehelin Xukuumada Axmed Siilanyo

Musharaxa Golaha Wakiilada Ee Beesha Goboye Maxamed xasan Maxamuud Oo Ka Hadlay In Habayaraate Aanu lataliyuhu isku Casilin Wax Danta Beesha Khuseeya Ee Uu Isku Casilay Dano Gaar ah Musharaxa Golaha Wakiilada Ee Beesha Goboye Maxamed xasan Maxamuud Oo sidokalena Madaxwayne Siinayo Ugu Hanbalyeeyay Isku Shandhaynta Uu Ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada Halkan Ka Daawo warbiixintaasi Oo dhamaystiran

 

Arabsiyonews.net Office Gabiley somaliland