DAAWO XUBNIHII CUSBAA EE XUKUUMADA S/LAND OO MUNAASABAD LAGU MAAMUUSAY

0
Halkan Ka Daawo: Xubnihii Cusbaa ee Xukuumada S/Land oo Munaasabad Lagu maamuusay

Hargaysa (AN)Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa munaasabad qado sharaf ah oo ay ku soo dhoweynayeen u qabtay Wasiiradii iyo Agaasimayaashii cusbaa ee dhowaan Madaxweynaha JSL ku soo daray golihiisa Wasiirada.