DAAWO Muuqaal Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shir Kulmiyey 125 Dawladood Oo Caalamka Ah

0
Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland ayaa ka qayb-galay shir caalamiya oo ay ka qayb-galeen dawladdu ka badan 125.Shirkan ayaa waxa lagaga hadlayey shuruucda dawladaha adduunka, waxaana shirkaasi oo maanta la soo gabogabeeyay lagu casuumay dawladda Somaliland.