DAAWO “Xukuumaddu Inta Badan Gobolada Galbeed Inay U Badantahay Ayaanu Ku Xamana Waxaan Leeyahay”. Guddoomiyaha Beesha Gaf

0

Guddoomiyaha Beesha Axmed Faarax Gaashan Buur, Xaji Cismaan Saleebaan Aw- Aadan, ayaa sheegay in Xukuumadihii kala danbeeyay ay Gobolada Barigu ku xantaan Inay u badan yihiin Gobolada Galbeed. Sidoo kale wuxuu Xajigu sheegay inay Gobolada Bari Xukuumaddu ogaato, sidoo kalena wuxuu si kaftan ah ugu baaqay inay Muxaafid yihiin, Xukuumadanu inta badan Mucaaridka ay xooga saarta ayuu yidhi, marka waxaan leeyahay Muxaafidka yaan la ilaawin.