Daawo Badhasaabka Gobolka Gabiley oo ka warbixyey qodobadii ay isla qateen M/kuxigeenka iyo odayaasha Degmada Arabsiyo

0

Arabsiyo(AN) Badhasaabka Goblka Gabiley Mustafe Cabdi Shiine ayaa ka warbixyey Socdaalka M/kuxigeenka S/land C/raxmaan Sayli uu ku tagay Degmada Arabsiyo ,iyo kulankii uu la qaatay Saylici odayaasha ,waxgaradka iyo cuqaasha Degmada Arabsiyo

 

Arabsiyonews.com

Muuse Xuseen Xasan

Arabsiyo Office