Wasaarada Beeraha S/land oo gaadhi ku wareejisay Maamulka Gobolka Gabiley

0

Arabsiyo(AN)Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha C/laahi Ayaa Maanta Ku Wareejiyay Maamulka Gobolka,Gaadhi uu ugu talo Galay Xafiiska Beeraha ee Gobolka Qaybtiisa Fidinta,munaasibadan lagula kala Wareegayay Gaadhiga Ayaa ka dhacday Dooxa Agamsaha oo ka tirsan Degmada Arabsiyo

100

,waxaana munaasibadas goobjoog ka  maamulka gobolka waxxaana halkaas lagu soo  bandhigay Waxqabadkii Sanadka ay ka Fulisay Gobolka Hayada Adro oo ay ka makhraati waxaana halkaas ka hadlay Agaasimaha wasaarada Beeraha S/land C/laahi Ismaacil Maxamed waxaanu sheegay baabuurkan ka wasaarad ahaan ugu tala galeen Gobolka Gabiley isagoo xusay in ay ugu talagaleen qaybta FIIDH ka ama habka quudinta taas oo wax wayn katari doonta hawlaha shaqo ee wasaarada Beeruhu ka wado Gobolka

200

dhianaca kale Badhasaabka Gobolka Gabilay, Mustafe Shiine ayaa Muftaaxii ku Wareejiyay Isku duwaha Gobalka, isagoo halkaa hadalo mahadnaq ubadan ka soo jeediyey isagoo Badhasaabku ka markhaati kacacay hawlaha wasaarada Beeraha Somaliland ka wadao Gobolka Gabiley waxanu tilmaamay Gobolka Gabiley in uu hodan ku yahay wax soosaarka beeraha iyo dalaga isagoo ku amaanay Wasaarada Beeraha kaalintay kaga jirto Sidii ay Beeralaydu usoo Saari lahayd Waxsoosaar Tayo leh

300

 

Arabsiyonews.com

Muuse Xuseen Xasan

Arabsiyo Office