
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud oo shalay dib uga soo noqday safar caafimaad oo uu u tagay dalka Germany, ayaa dhowr saacadood kadib dib ugu dhoofay dalka Itoobiya.
Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweyne Xassan Shiikh ayaa la sheegay inay ka qeyb geli doonaan xaflad lagu xusayo dhaq dhaqaaqii xoriyad doonka ee wadankaasi Itoobiya.








