Daawo Sawirada” Hawaynay iyada iyo Gaarigeeda ku dhex dhacay Badda Oo si Cajiib ah loo Badbaadiyay

0
Newzealand(AN)Booliska dalka Newzealand ayaa bad baadiyey haweenay baabuurkeedii kula dhex dhacday bad

Warbaahinta ka faaloota Arrimaha bulshada waxa ay daabacday in Haweynaydaasi da’ ahaan ay tahay 63 jir, waxaana laga soo saaray daaqada dambe kadib markii boolisku dhagax ku jabiyey daaqada.

Haweeneyda ayaa waxa ay biyahaasi ku dhexjirtay muddo kooban, waxaana ka awood badiyay biyaha oo gaarsiiyay ilaa iyo heer ay hadli weyso.

Arintaani ayaa ah dhacdo inta badan aan dhicin waxa ayna fajac galisay Ciidamadii badbaadinaayay oo iyagu ku jahwareeray qaabka ay usoo badbaadin lahaayen.

 

– See more at: http://caynabanews.com/articles/51224/Daawo-Sawirada-Hawaynay-iyada-iyo-Gaarigeeda-ku-dhex-dhacay-Badda-Oo-si-Cajiib-ah-loo-Badbaadiyay#sthash.0aDdttVO.dpuf