Daawo Wasiirka Madaxtoyada Oo Casho Sharaf Ku Maamusay Ardaydii Ka Qalin Jabisay Jaamacada Timacade Ee Magaalada Gabiley

0

Gabiley (AN) Wasiirka Madaxtoyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan Ayaa Caawa Waxa Uu Casho Sharaf Ku Maamusay Ardaydii Ka Qalin Jabisay Jaamacada Timacade Ee Magaalada Gabiley Waxana Munaasibadaasi Kasoo Qayb Galay Wasiirka Maaliyada somaliland Cabdi Casiis Maxamed Samaale Wasiirka Biyaha Xusen Axmed Cabdule Xildhiban Cabdilaahi Balaki Maamulka Heer Gobol Ka Dagmada Gabiley Maamulka Jaamacada Timacade Iyo Marti Sharafkale Oo Aad U Tiro Badan Halkan Ka Daawo Faahfaahinta Warbixintaasi

cash1cash 8cash 7cash 5cash 9cash 4cash 3cash 5
Maxamed Xasan sheekh Maxamed Juba Arabsiyonews.net Office Gabiley somaliland