Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Mud. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa shahaado sharaf ku abaal mariyay Khabiir cilad saaray Ilaacadda Radio Hargaysa, sidoo kalena tababar siiyay Shaqaalaha ka hawl gala Farsamada Iyo Hawl maal meedka Ilaacada








