Waxa Xalayto Ka Qabsoontay garoonka kolega ee magaalada Burco ciyaar Xiiso leh oo dhex martay kooxaha koleyga ee togdheer iyo saaxil, Waxaana ciyaartaasi Furay Masuuliyiinta Ciyaaraha ee Labada Gobol Iyo Masuuliyiinta Gobolka Togdheer, Halka Hoose ka Daawo Ciyaartaasi iyo Khudbadihii Masuuliyiinta.









