Gobolka Heibei ee dalka China ayaa dadka hilibka dameeraha iibiya waxa ay bilaabeen nidaam cusub oo ay u suuq geeyaan hilibka dameerka, iyaga oo doonaya in ay dadka macaamiisha u ah ka iibiyaan hilibka cusub ee dhiigiisii leh waxay marka qofku soo istaagaba bilaabaan in ay dubeeyaan dameerka si ay u dilaan.