Wiil Soomaalida Canada ah ayaa lagu dilay gobolka Alberta ee dalkaasi Wiil Soomaalida Canada ah ayaa lagu dilay gobolka Alberta ee dalkaasi Canada,
wiilkan toogashada lagu dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Mustafe Faarax Mataan oo 28 jir ah, waxaana la sheegay in qof aan ilaa hada la xaqiijin uu rasaas kaga soo riday Albaabka guriga uu degenaa sidaasina uu qofkii dilka gaystay ku baxsaday








