Burco(AN) Halkan Ka Daawo Soo Dhaweyn Heer Caalami Ah Oo Loo Sameyay Arday Ka Socotee Gacmo Dheere School Hargysa Iyo Maamulka Iyo Macalimiinta Schoolka Shiilh Ibraahim Burco Oo Ka Qatay Qayb Libaaxleh Waxaa Xusud Gaara Mudan Xildhibaan Ka Ka Soo Dhexbaxay Xildhibanadii Golaha Degaanka Ee Burco Cabdi Laki Oo Ka Qaatay Qayb Libaax








