Gabiley(AN)Munasibad Balaadhan Oo Lagu soo Bandhigayay Gaadiidki lagu Dhisilaha dhismaha Wadada isku xidhaysa Allaybaday iyo Arabsiyo ayaa lagu Qabtay Maglada Gabiley
qalabkani oo ka koobnaa cagafyo sheewal ah ruglay iskaragoyin iyo qalabkale

munasibadani oo ay goobjoog ka ahyeen mamulaka her gobo iyo dagmo saladii cuqaal oday dhaqameed gudida gacanta ku haysa dhismaha wadada isku xidhaysa alaybaday iyo arabsiya Halkan Ka Daawo Vidoe
Maxamed Xasan sheekh maxamed Juba Arabsiyonews.com








