Koox u ololeysa kooxda nabad-diidka ah ee la baxday Khaatumo ayaa habeen hore Magaalada Dubai ku qabtey xaflad ay ku sheegeen afar guurada ka soo wareegtay aasaaska nabad-diidkaasi. Xafladdaasi waxa ka qayb-galay Abuukar Cawaale (Qaad diid), kaasi oo shalay lagu xidhay Hargeysa.
Waxaana la filayaa in sababta Somaliland u xidhay inay tahay taageerada kooxdaasi nabad-diidka ah








