Gabiley(AN) Maalintii waxaa soo gala 40milyan oo udhigma=$5000 bishiina waa 5000*30=$150,000
sanadkiina waxaa soo gala$ 1,800,000. waa lacagtii soo gashay sanadkii 2013
sanadkii 2014 waxaa soo galey lacagtan $1,800,000…………………..
Gabiley(AN)maayerka degmada gailey shucayb maxamed muuse waxa uu xilka maayernimo la wareegey 31december 2012 , waxa uu xilka hayaa mudo 2sano iyo laba bilood, waxa uu noqdey maayerkii ugu dakhliga badnaa ee soomara gabiley abid waxa sanadkii ugu horeeyey soo galey
Maalintii waxaa soo gala 40milyan oo udhigma=$5000 bishiina waa 5000*30=$150,000
sanadkiina waxaa soo gala$ 1,800,000. waa lacagtii soo gashay sanadkii 2013
sanadkii 2014 waxaa soo galey lacagtan $1,800,000.
labadii sano ee udanbeeyey ee maayer shacayb xilka hayey waxaa dakhli soo galey lacag dhan $3.600,000. oodollar
hadaba su,aash isweydiinta leh waxay tahay lacagta in taa leeg xagaa bay martey?maxaase lagu qabtey?
inta badan mashaariic k ahirgaley gudaha magaalada gabiley waxaa gacanta weyn ka gaystey haayadaha qaramidoobay ee ku bahoobay mashruuca Looyaqaan JPLG.
hadaba sanadkii 2014 waxaa miisaaniyada lagu darey mashaariico kala duwan oo kala ah
Saldhiga boolis kalabaydha, Sariimad akalabaydha, xarunta maamulka geed balaadh, saldhiga boolis kalabaydha, laba fasal ceel giniiseed
Kuwaasi oon ilaa hada la fulin lacagtoodiina aan la ogeyn meel ay martey.
degmada gabiley ayaa ah degmada labaad ee ugu dhaqaalaha dad dalka intiisa kale, walaw uu ka muuq dib u dhaca xag horumarka iyo guud ahaanba xaga adeegyada bulshada oo dhamaantood ay degmada ka aradan tahay.
si kastaba ha ahaatee xukuumada somaliland ayaa dib usoo jaceelin duruufaha qalafsan ee ku gadaaman degmada gabiley, iyada oo sanadkii tageyna dadweynaha reer gabiley ay ku xasuus sanadkii labada miisaaniyadood ay iskhilaafsan goluhu soo saareen
Lasoco qaybaha danbe oo aanu idiinku soo gudbin doonoo waxyaabaha Ragaadiyey horumarka degmada gabiley……………………………
Arabsiyonews.net Office Gabiley Somaliland








