Hargeysa (AN) Labada Beelood ee dirirtu saaka dhex martay oo kala ahaa Beelaha Cabdale Arab iyo Reer Biniin oo ka soo kala jeeda beelaha arab iyo habarjeclo.
Dhimasho iyo dhaawac aan tiradooda la xaqiijin ayaa laga soo sheegayaa in uu ka dhashay ka dib markii ay laba beelood oo ood wadaag ku ah tuulada Baliga Diiriye Guuleed uu dhex maray.
Ciidamadan oo uu hor kacayay taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Togdheer, kuwaas oo kala kaxayeeyay labada beelood.Dagaalkan oo sida ay ilo wareedyo ka ag dhawaa Xaqiijiyeen in u socday muddo laba saacadood iyo badh ah, ayaa waxa ku kala guntaday ciidamada Booliska oo ka tagay Magaaladda Burco.
Labada Beelood ee dirirtu saaka dhex martay oo kala ahaa Beelaha Cabdale Arab
Wixii war ah ee ka soo kordha kala soco ArabsiyMedia









