DAAWO: Wasiirka Caafimaadka JSL Oo Kamida Noqday Xubnaha Uugu Wax Qabadka Badan Dawladda Iyo Hanbalyada Jaaliayada Norway

0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Ee Somaliland Mud. Salebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ayaa ka midnoday xubnaha Golaha Wasiiradda JSL ee uugu firfircoon dhanka wax qabadka, Waxaana Hanbalyo baldhaadhan usoo diray oo uuga mahad celiyay wax qabdkiisa jaaliaydda reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Norway.

xagli1-150x150