DAAWO SOO DHAWAYN AAN HORE LOO ARAG OO MASAARIDU KU QAABISHAY MADAXWEYNAHA RUUSHKA SAWIRKIISANA MEEL KASTA LAGU DHEJIYAY QAAHIRA

0

daawo-soo-dhawayn-aan-hore-loo-arag-oo-masaaridu-ku-qaabishay-madaxweynaha-ruushka-sawirkiisana-meel-kasta-lagu-dhejiyay-qaahira

Ruushka ayaa si wayn u taageeray dalka Masar markii xukunka milatariga ee uu hogaamiyo Sisi dalkaas ka af gambiyay

Cairo, (AN) Dalka Masar ayaa si wayn ugu diyaar garoobay soo dhawaynta Madaxweynaha Ruushka, waxaana jidadka waaweyn ee caasimadda dalkaas meel kasta lagu dhejiyay sawirada Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo kaligii ah iyo kuwo ay wada joogaan dhigiisa Masar Cabdi Fatax Siisi.

Ruushka ayaa si wayn u taageeray dalka Masar markii xukunka milatariga ee uu hogaamiyo Sisi dalkaas ka af gambiyay maamuulkii Ikhwaan Al Muslimiinta ee uu Madaxweynaha ka ahaa Maxamed Murzi.