inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuunTacsi Dhamaan Wariyayaasha Gabiley Waxay Dhanbaal Tacsi ah U Dirayaan ILMA Cabdi Bookh oo aabahood (Cabdi Bookh ) ku geeriyoday magalada gabiley

0

inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuunTacsi Dhamaan Wariyayaasha Gabiley Waxay Dhanbaal Tacsi ah U Dirayaan ILMA Cabdi Bookh oo aabahood (Cabdi Bookh ) ku geeriyoday magalada gabiley
Suxufiyiinta Gobolka Gabiley Oo Kala ah
Maxamed Xasan Sheekh Maxamed (juba)
Cabdirisaaq Axmed Hayaan(Ilkacase
Mukhtaar Nuux Ibraahim
Cabdiraxmaan Nuux Axmed(hiiraan),
Nimcaan Dheeg Ibraahim
Caydaruus Axmed Ismaaciil(Qadiye)
Muxiyadiin Maxamed Daahir (yacko)
Cabdikariim Muxumed Xasan(qaamuuska)
Jacfar Cawil Riiraash
Cabdiraxmaan Aadan Muxumed
Cabdiraxmaan Xaaji Maxamed Ibraahim
dhamaan Wariyayaasha Gabiley Waxay Leyihiin
inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuun Waxanu dhambaalkan tacsida ah uga tacsiyeynaynaa Geeridaasi naxdinta leh Ee Ku Timid Marxuum Cabdi Bookh Badeed Oo Ku Geeriyooday Magaalada Gabiley
Waxay Qoyskii iyo Qaraabadii Uu Ka baxay Marxuumku Ilahay Uga Baryaynaa, in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumkana waxey ilaahay uga baryayaan in uu janadii fardowsa ka waraabiyo Amiin Amiin Amiin