Daawo Arabsiyo TV Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag OO Albabada Loo Laabay Iyo Dadka Oo Saaka Ku Waabaristay Qafilo Waaweeyn Oo Ka Lusha

0
Daawo Muuqaal: Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag OO Albabada Loo Laabay Iyo Dadka Oo Saaka Ku Waabaristay Qafilo Waaweeyn Oo Ka Lusha

Ceerigaabo(AN) Wasaarad Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag Oo Saaka Lagu Waabariistay Iyada Oo Qafilan Xiliyadii Shaqada Hadba Xogaha Ay Helayso Shabakada Caalamiga Ah Ee SanaagMedi.com Ayaa Waxay Sheegayaan In Wasaarada Loo Qafishay Arimo Dhaqaale Madaama Aay Wasaarada Xafiiyadeedu Yihiin Kuwo Kiro Ah Oo Dad Kale Leeyihiin Isla Markaana Markii Ay Wasaaradu Tahli Kariwayday Kirooyinka Xafiiskeeda Uu Masuulkii Lahaa Ka Door Biday In UU Qafisho Xataa Macaa Alaabtii Iyo Qalabkii Wasaarada.

 

Mar Uu Booqday Weriye Ka Tirsan Shabakada Sanaagmedia Xarunta Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag Ayaa Sido  kale Waxa Halkaasi Ku Sugnaa Masuuliyiin Kala Duwan Oo Sugayay Bal In Bananka Lagaga Yimaado OO La Furo Iyada Oo Xiligaasina Saacadu Ahayd Ilaa 10:40 Subax Nimo Ee Maanta.