Jaaliyadda Somaliland Ee Qaarada Yurub Oo Hambalyo U Diraysa Badhasaabka cusub Ee G/Sanaag Md, Axmed Cabdi Jaamac

0

axmed c

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa shalay, Digreeto Madaxwayne Ku soo Magacaabay Badhasaab Cusub ee uu Yelanaayo Gobolka Sanaag. Hadaba anagoo ah Jaaliyadda Somaliland dal-weynaha Qaarada Yurub, waxaanu Hambalyeynaynaa Badhasaabka cusub ee G/Sanaag Md, Axmed Cabdi Jaamac

 

Badhasaabkan ayaa Xiligi Dawladii Madaxweyne Daahir Riyaale , Ahaa gudoomiye ku-xigeenkii Degmada Burco ,Waxaana uu Ka Mid Ahaa Shakhsiyaadkii Sida Wayn Ugu Olalayn Jiray Xisbiga Kulmiye, Isla-markaana guusha u soo hooyey..

“Jaaliyadda Somaliland ee qaarada yurub , waxay hambalyo iyo bogaadin ay ku ladhan-tahay taageero u dirayaan. , badhasaabka cusub ee gobolka Sanaag Md, Axmed Cabdi Jaamac (Ina Cabdi Falay). ).

Waxannu ilaahay uga baryaynaa masuulkaasi cusub, ee guddoomiyaha gobolka Sanaag . in ilaahay u fududeeyo waajibaadka iyo masuuliyadda qaranka ee la saaray.

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!

Waxaa hambalyadan diraya xubno ka midda ,kuwa shaqeeya horumarka G/Sanaag iyo qaar ka mid shacabweynaha Jaaliyada Somaliland ee Qaarada yurub .

Waxaa diraya hambalyada

1. Maxamed Ali X.siciid

2. Cabdillahi cali Cawed

3. jaamac xaaji Axmed

4. maxamed siciid sheybe

5. Cabdiraxman xuseen faarax

6. Cali xaashi haamud

7. Maxamed diiriye hirad

8. Maxamed bille gaariye

9. Sitiin siciid jaamac

10. cali xaashi

11. daahir siciid cabdilaahi

12. Yuusuf mahad jaamac

13. Axmed cali dheere

14. Maxammed caraale

15. 15.sulub xaaji raage

16. sucaad yasiin jaamac

17. Yaasiin Geedi Axmed.

18. Caasha Cabdilaahi Hirad.

19. Hassan Siciid Wersame.

20. Abdi Mohamed (gacanlow)

21. Abdi X. Jaamac Cali.

22. Noor Ahmed Cige.

23. Sitiin Ahmed (Dalab)

24. Mohamed Nuur (gacanlow)

25. Abdi Xirsi Wadaad-yare.

26. Mustafa Noor Ahmed

27. Roda jaamac Sanyare

28. Haji Ahmed Mahamoud (qoorgaab)

29. Mahamood Jaamac.

30. Hodan Abdi Siiciid Yare.

31. Roda Xuseen Cabdi.

32. Aamina Haji Maax dalmar

33. Mahamood Ali Axmed.

34. Hooda Samatar Baxnaan.

 

Si Kastaba ha Ahaateee Badhasaabkan cusub Ayaa Soo Gaadhi doona doona Gobolka Sanaag. Wakhtiyadan Inagu soo aadan, Ayadoona La Filaayo Inuu waxqabadyo Horleh Ka gaysan Doono Gobalkaasi. Dadkan kor ku xusani waxay hambalyo u dirayaan badhasaabka cusub ee Gobolka Sanaag Mud, Axmed Cabdi Falay.

Waan ognahay horumarka balaadhan ee uu ka qabtay ,intuu xilka Gudoomiye Ku-Xigeen ka Burco hayey, xilkana waxayna ilaahay uga baryayaan inuu u fududeeyo xilkaas shacabka uu u hayo, isuguna u guto xilkaas si xilkasnimo ku jirto, waxaananu ku leenahay ilaahay hawsha ha kula qabto.