Wararka Daawo Ciyaar Xiiso Leh Oo Dhex Martay Dugsiyadda School Of Today Iyo Somaliland Star By Berbera - February 8, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(AN)Ciyaar xiiso badan ayaa dhex martay dugsiyada School of Today iyo Somaliland Star ,taas oo ay daawashadeeda kasoo qayb galeen Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee Dhalinyaradda iyo Xoghayaha Arrimaha Gudaha xisbigaasi.