Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Ward Cusub oo lagu soo Kordhiyey Cisbitaalka Hargeysa

0

Capture

wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed  Xaglo-Toosiye ayaa maanta xadhiga ka jaray qaybcusub oo Waadh ah oo ay wasaaradda caafimaadka ka hirgelisay Cisbitaalka TP-da ee Magaalada hargaysa.