Gabiley(AN) Ururada Bulshada iyo Haween weynaha ku dhaqan Magaalada Gabiley oo xaflada soo dhaweyn ah u qabtey Marwo kaltuun sh.xasan cabdi oo ka mid ah koomishanka doorashooyinka Qaranka somaliland
dadweynaha reer gabiley oo aan ukala hadhin soo dhaweyn balaadhan oo loo sameeyey marwo kaltuun sh.xasan cabdi madar…… Halkan Ka Daawo Vidoe
Maxamed Xasan sheekh Maxamed Juba Arabsiyonews.net Office Gabiley somaliland








