Saddexda Xisbi Qaranka ee Somaliland Ucid,Wadani iyo Kulmiye Ayaa Maanta Kulan Layeeshay Komiishanka Doorashooyinka Qaranka,Kulan Kaasi oo Ahaa Sidii Loo Dardar Galin Lahaa Arimaha Doorashooyinka.
Waxa ay Asxaabta Siyaasadu Rajo Wacan ka Muujiyeen In Doorashadu Wakhtigeeda Ku qabsoomayso,Komiishankuna Gacanta ku Hayaan Dhamaan Hawlihii Doorashada Qaar koodna Dhameyeen.









