DAAWO Guryihii Danyarta Loo Dhisay Oo Wasiirka Dib U Dejintu Musuq Maasuq Baahsan Ku Sameeyey Liiska Wasiirada Dibada Loo Tuurayo Oo Lagu Daray Iyo Qaylo Dhaanta Dadka

0

Guryahan Ayaa Waxa Booqday Murasha Iyo Ku Xigeenka Madaxweynaha Ee Xisbiga Ucid Waxa Sidoo Kale cabasho iyo qaylo dhaan soo saaray dadkii guryahan loo dhisayGuryahan Oo Uu Dhawaan Madaxweynuhu Xadhiga Ka Jaray Ayaa Waxa Ku Kacay Malaayiin Doller Iyada Oo Madaxweynuhu Indhihiisa Ku Arkay Garawsadayna Musuq Maasuqa Uu Wasiirka Iyo Xulafadiisu Ku Kaceen Waxaanay Arintani Sababtay In Wasiirka Dib U Dejinta La Raaciyo Liiska Wasiirada Seeftu La Tagayso Ee Isku Shaandhaynta Ku Soo Baxaya