Hargeysa(AN) – Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Mud. C/raxamaan C/laahi Ismaaciil (Sayli) oo ay weheliyaan Masuuliyiin kale waxaa ay hawla shaqo oo isugu jira indha indhayn iyo u kuurgalid ay ku tageeen Madaarka Caalaimiga ah Caasimadda Hargeysa Cigaal International Airport. Ha;lkaas oo ay ka socdaan mashaariic dhanka horumarinta ah.
Arabsiyomedia.com
Hargaysa Desk








