DAAWO Sherkada Somtel Oo Adeega E’DAHAB Ku Soo Bandhigay Gobolka Awdal

0

image63-150x150Munasibad Oo Ahay Mid Si Heersare Ah Loo Soo Agaasimay Isla Markaasina Ay Ka Soo Qaybgaleen Maamulka Gobolka Awdal Iyo Duqa Degmada Borama Ayaa Ahayd Mid Lagu Daahfurey Adeega E-dahab Ee Shirkada Somtel.