Stephen Williams, oo ka mid ah Golaha Baarlamaanka UK, lagana soo doorto magaalada Bristol oo ah magaalada saddexaad ee ay Soomaalidu ku badan tahay, ayaa sheegay in baarar badan, oo khamriga lagu iibiyo, albaabada loo laabay sababtoo ah bulshooyinka soo haajiray sida Soomaalida ayuu yidhi khamriga ma cabaan.