Wasiirka Caafimaadka S/land oo magaalada Lascaanod ka furay shirkii sanad laha ahaa ee Wasaarada Cafimaadka

0

Lascanood(AN)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Magaalada Laascaanood waxa uu ka furay Shir Sannadeedkii Caafimaadka, kaas oo noqonaya kii u horeeyay ee noociisa ah ee wasaaradu ku qabato gobol ka baxsan caasimada

 

Arabsiyomedia.com

Hargaysa Desk