Hargeysa(AN):TaliyahaCiidankaBooliska SomalilandSareeyaGuutoCabdilaahiFadalIimaanayaasheegayinayciidankaBooliskaGobolka SOOL gacantakusoodhigeen labaqofoo loo tuhunsanyahay inay xalay dil iyo dhaawacu geysteen labaqof, isla markaana waxa uusoosaaray ammaro cusub oo xidhiidha xadhiga dhalinyarada caadeystay inay koox kooxda isku dilaan Caasimada Hargeysa oo soo noq noqday.
TaliyeFadal oo waxa uu daboolka ka qaaday inay Ciidamada Booliska ee Caasimada Hargeysa ay bilaabeen hawlgalo culculus oo lagu sugayo nabadgelyada CaasimadaHargeysa oo uu u bixiyay “Hawlgalkii “GUUSHA” ,kaasoo uu kutilmaamay inaanay joogsanayn habeen iyo maalinba, subax iyo saq-dhexeba, balse ay xilikasta soconayan.
Sidoo kale, Taliye Cabdilaahi Fadal waxauu ku amray saraakiisha xuduuudaha fadhiyada Booliska inay Tilifoonadoodu furnaadaanoo ay u dhaganuglaadaan qofkasta oo reer Somaliland ah.
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeya Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo galabta Kulan kulayeeshay Xarunta Birmadka Ciidanka Booliska ee MagaaladaHargeysa Taliyayaasha Saldhigyada, Saraakiisha Ciidamada Booliska, Hogaamada iyo dablayaasha, kadibna Warbaahinta u waramayay ayaa waxauu yidhi “Taliye kuxigeen ka ciidankaBooliska, Hogaamada ciidamada, Saraakiisha kale,Taliyayaasha saldhigyada iyo Dablayda, Waxaan idiin xaqiijinayaa inay nabadgelyada Somaliland iyo ta Caasimadu-ba inaywanaagsantahay, dhacdooyin way dhacaan, laakin nabadgelyada guud waxaynu kujirnaa Al-xamdulilaahi RabilCaalamiin oo waxaynu ugamahad-celinaynaa ILAAHAY iyo bulshada reer Somaliland oo gacan weyn nasiisa.”
Mar uukahadlayayTaliyuhudhalinyaro ay ciidamadu soo qab qab teen iyo kuwo xun ku dhacayay aa waxa uuyidhi “Waxaanhalkanugacaddeynayaabulshadareer Somaliland waxa had iyogoor la sheegaakooxodhalinyaroah,ooiskudilayakoox-koox, kuwaasoobulshada u geystadhibaatooyinnafiyomaalba ah. Waxaanidiinsheegayaa in 24-kii sacadoodee u danbeeyey in CiidankabooliskaeeCaasimadu ay gacantakudhigeen 64-dhalinyaro ah, 25-ka mid ahnawaxalaguxukumay 5-bilood ooxadhiga (Shan biloodooXadhiga), annagaoougamahad-celinaynaaXero-ilaalintaiyoMaxkamaddasidiidegdegaahaydee ay xukunkaasi u fuliyeen”.
Isagaoohadalkiisasiiwatanawaxauuyidhi“Dhalinyaradafidmowadayaasha ah eekooxaha u dagaalamawaadhaqanaad u xun, oobulshadakuxun, oosharcigakuxunooDiintakuxun la yimi.Waxaanhalkankacaddeynayaainaanayjiridoonininandanbeooxadhig loo iibinayoama la ganaaxayo.ooqofkumarkauuxumaantageystoxabsigaayuukuqaadandoonaa, waxa kale ooaanhalkankacaddeynayaaoo la midaTuugtawaaweynooqaarkoodkujiraankuwaa la xukumay, iyomukhaadaraadkaiyo wax kastaoonabadgelyadakhatarku ah inayciidankaboolisku ay u yihiin dal jirayaal, naftooda u hureyhabeeniyomaalinba u soojeedaooheegan u ah ammaanawaan u soojeedinayaaCiidankabooliskaeeCaasimadaiyoguudahaanCiidankaBooliskaJamhuurida Somaliland ooheegan u ah ilaalintanaftaiyomaalka”.
TaliyeFadaluusheegayinayciidankaBooliskaeeGobolkaSool ay gacantakusoodhigeenlabaninoo loo tuhunsanyahayinaygeysteendiliyodhaawacba,waxaanuyidhi“Waxa kale ooaanhalkankacaddeynayaadhacdo way dhacdaa, waxataalamaxaalagaqabtay? Waxa la yidhi ‘Maydmaxaa u danbeeyey, kaa la siisido, Xalayoo kale Goboladadalka mid kamida(Gobolka SOOL) labaqofayaamidnalagudilaymidnalagudhaawacay, abaarosaacadumarkayahayd 3:00 HabeenimoeexalayayaaCiidankabooliskulabadiinineefalkaasigeystay ay gacantakusoodhigeen.”
Isagaoohadalkiisasiiwatanawaxauuyidhi“Todobaadkii la soodhaafayfalalkiikadhacayCaasimadaHargeysa, hadayyihiindhalinyaradaiyohadayyihiinkuwiitooridalagudilay loo hayosaddexninkiiafraadeemaqnaanasifiican loo aqoonsadayoosidaugudhakhsahabaddangacanloogusoodhigidoono”
“WaxaanhalkanugadigayaakooxahayaryarKubaddasidakhaldan u adeegsada, eefidno-wadayaasha ah eedanbi-quutayaasha ah, maahaKooxahaCiyaartoyga ah eekuwakooxaha u dagaalamayaa, waakuwa ay bulshaduaragtayeexaafadahaiskudhexleynayaa, waakuwahablahaboobayadhamaanbakuwaasiooxalay la qabtaykuwiiuguhoreeyeyooaanugamahad-celinayofadhiyadiikahawlgalay.”.AyuuyidhiCabdilaahiFadalIimaan
Mar uuTaliyahaCiidankaBooliska Somaliland SareeyaGuutoCabdilaahiFadalIimaanoo la hadlayayguudahaanshacabkareer Somaliland waxauuyidhi “Waxaandadweynahareer Somaliland u sheegayaainayciidankabooliska ay gacanbuuxdakasiiyaansidii ay horebaugasiinayeen….WaxaankuamrayaaSaraakiishaxukumafadhiyadaBooliskainayTilifoonadoodufurnaadaanoo ay u dhaga-nuglaadaanqofkastaooreer Somaliland ah, waayowaxauuboolisku u joogaoouu u darbanyahay, hawlkusoodhacda, shaqadabooliskunamalahawakhti, malahaminid, malahaSaacad, waxamiridhkastasoodhacayadhacdo, waxaanadhacdaadaasikamasuul ah Ciidankabooliska, waxasigaar ah ugasiimasuul ah taliyayaashafadhiyadaiyosarkaalkamarkaaheegankakagajirasaldhiga. Ninkabooliska ah warkastaoo loo sheegowaainuu u qaataa war jiraooxaqiiqo ah oouukahawlgalaaoouu u dhaganuglaadaaqofkamuwaadinkaah,sidaadhorebaugudhaga-nuglaydeenwaaigabaraarujin.”
TaliyeFadalwaxauukacodsadaytaliyayaashasaldhigyada Somaliland inaydadkakasameystaanXaafadaha ay xukumaan, waxaanuyidhi “Waxaan u sheegayaataliyayaashaSaldhigyadasidauusameeyeytaliyahaSaldhigaDaloodho in bulshadaxaafadalagasameysto dad sidaaqoonyahanka, dhalinyaradaCaafimaadkaqabta, madax-dhaqameedkaiyoguddiyadanabadgelyadaxaafadaha in lalaxidhiidhosi ay hawshu u fududaato, waayoSoomaaliduwaxaytidhaahda ‘Falkaliyi fool ma dhaqdo”, cidda la doonayaainaybulshadasoodhaweystaanwaaciidankabooliskaoo ay hawshoodawadaqabsadaan, waanaykafududaanaysahawshumarkataliyahasaldhigu la xidhiidhodadweynahaxaafaddauukunoolyahay, waaarrinmuhiimaooaanidinkuboorinayo, ooaanidinfarayoooaanidinkuamrayo,”
TaliyeCabdilaahiwaxauukudhawaaqayinayCiidankaBooliska Somaliland ay bilaabeenhawlgaloculculus, waxaanuyidhi“Hawlgalkanaanugalaynoimikawaxaan u bixiyayhawlgalkii “GUUSHA” manajoogsanayooohabeeniyomaalinba ma kalalaha, Subaxmalaha, Saq-dhexemalahauusoconayaa.WaxaananhalkandigniinadagkasiinayaaWaalidiintadhalaydhalinyaradaahaddiiinankaadhalinyarada ah eeCiidankabooliskuyaqaano, ee ay bulshadutaqaanoeecaadeysta ah haddiiisaga la waayomeelkasta ha qabtee, waalidkiiba u xidhanoo u qoolan, waayowaalidku ma joogayohaddii ay wax kudhacaanoo wax loo geysto… MeelahaGiimamkalaguciyaaroee loo aqoonsadoinaynabadgelyadakhatarkuyihiinwaa la xidhayaa, Diiniyan ma wanaagsana, ooCaruurtaayuuakhlaaqdakaxumeynayaa, oosharcigiiayaykhilaafayaan, cidkastaoolaguarko wax kabaxsansharcigadawligaiyoDiintaIslaamka-baciidankabooliskugacanbiraayaykuqabanayaan, waananugadigayaaqolyahaTiifiyadagaarahaanmeelahaGiimamkalaguciyaaro
Arabsiyomedia.com
Hargaysa Desk








