Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland, Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa markii u horeysay ka hadlay qadiyadda Suldaanka Fallaagoobay ee reer AWDAL, waxaanu ku taliyey in mar kale loo diro ergo nabadeed oo xujo ku noqdo, haddiiba tallaabo ciidan laga qaado hadhow.