Shacabka Magaaladda Hargaysa Oo Dareenkooda Ka Dhiibtay Habka Wado Marista Ee Ku Cusub.

0

hargeysa-150x150Dadweynaha Degan Caasi,adda Somaliland ayaa si weyn u soo dhoweeyey natiijada ka soo baxday wax ka bedelkii lagu sameeyey hanaanka cusub ee waddo marista Magaalada Hargaysa.