Hargeysa(AN)-Machadka caalamiga ah ee Africa Research Institute (ARI) oo ah machad falanqeeyaa arrimaha dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka Afrika, ayaa soo bandhigay liiska 13 wadan oo Afrikaan ah oo ay Somaliland ku jirto oo sannadkan 2015 la qorsheeyay inay doorashooyin ka dhacayaan.








