War deg dega Waftigii Madaxwayne Siilaanyo oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey duleedka Magaalda Buuhoodle

0

Qori lugud(AN)  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmed Siilaanyo iyo waftiga uu horkacayo ayaa maanta sii diran loogu so dhaweeyaay deeganka qori lugud oo ka tirsan gobolka Buuhoodle
waxa madaxweyne siilanyo waftigiisa ku soo dhaweeyaay meel u dhaw magalada buuhoodle wasirka Caafimaadka Somaliland Saleeban Ciise Axmed  (Xaglotoosiye ) iyo dadweeyne aad u tiro badan
Madaxweynaha ayaa ka qayb galaya xaflad balaadhan oo lagu qabtay magalada Qorilugud waxanu halkasi madaxweyne siilanyo kala hadlay bulshada isagoona ugu baaqay dadka  deegankasi inay ka shaqeeyaan adkaynta nabdgalyada .
waftigan ayaa hada uu siijeeda magalada Caynaba ee xaruunta gobolka Saraar oo cawa madaxweynaha iyo Waftigiisu kaga qayb gali doonaan xaflad baladhan oo lagu qabanayo halkaasi
wixii warar ka soo kordha kala soco Kala  soco Arabsiyonews.com

absiyomedia.com

Hargaysa Desk

Ar