Daawo Arabsiyo TV Madaxweynaha Somaliland Oo Si Kal Iyo Laaba Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanka Xaaji Saalax

0

Madaxweynaha SOmaliland Mud:Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Wafigiisa ayaa Si aan loo kala Hadhin Loogu Soo Dhaweeyay Deeganka Xaaji Saalax Ee Gobolka Togdheer, Maamulka Iyo Shacadbka Deegaankaasi Ayaa Siweyn Uqaabilay Madaxweynaha Iyo Waftigiisaasi,

vlcsnap-2015-01-18-21h27m21s242-150x150