Wararka “Suldaan fidnoobay oo irdhoobay anagu waxaanu nidhaa garanmayno aydana kaga tabatagi mayno”Gudoomiyaha Golaha guurtida By admin - January 18, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargaysa(AN) Gudoomiyaha Golaha Guurtida S/land Saleeban Maxamuud Aadan ayaa maanta ka hadlay Suldaanka duurgaleenka ah ee Weber xili uu goraygu ka hadaafay Arabsiyomedia.com Hargaysa Desk