
Madaxda Wasaarada Caafimaadka Iyo Haayada Quality Cantrol Ayaa Maanta Gudoonsiiyey Managerka Hutel Deero Yuusuf Khaliif Axmed Waxaana Sida Ay Sheegeen Ku Maamuuseen Huteelka Sida Fiican Ee Uu Nadaafadiisa U Ilaaliyeen Isla Markaana Marwalaba Heeganka Ugu Jiraan Sidii Ay U Ilaalin Laahaayeen Nadaafada Iyo serviceka Huteelka Una Raaligeliyeen Bulshada Ku Xidhan.