Daawo Madaxwayne Siilaanyo oo dhagax dhigay mashaariic kala duwan oo dhanka horumarinta ah Degmada Wajaale

0

Wajaale(AN)Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu Hogaaminayey ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey Degmada Togwajaale, halkaas oo Madaxweynuhu dhagax dhigay mashaariic kala duwan oo dhanka horumarinta ah.

 

Arabsiyonews.net

Gabiley Office