Gabiley(AN) Daawo socdaalkii Madaxwayne Siilaanyo iyo waftigii balaadhnaa ee uhogaaminayey oo socdaal ku gaala bixiyey Magaaloyinka Arabsiyo,Gabiley iyo Dila isagoo si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaaloyinkaas isagoo waftiga Madaxwaynuhu usii jeeden magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama Halkan Ka Daawo Video
Maxamed Xasan sheeKh Maxamed Juba
Arabsiyonews.com
Office Gabiley somaliland








