Wararka Daraasad “Jaamacadaha Adduunka Waxaa Laga Baran Karaa Internetka” By Berbera - January 15, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Daraasad la sameeyay ayaa cadeesay in laga baran karo jaamacadaha dunida ku yaala aalada internet-ka gaar ahaan kuliyada caafimaadka. Daraasadan ayaa sheegtay in dhawr malyuun oo arday ah ay iska diiwaan galiyeen kuliyadaha kala ah caafimaadka iyo nersin-ka. sidoo kale daraasadan ayaa daaha ka qaaday in nidaamkan uu u sahlay ardayda in ay la qeyb sadaan jiilka cusub aqoonta. Sidoo kale saynisyahanadan ayaa cadeeyay in ay ardadu ka kasbadeen aqoon iyo xirfado inti ay ku gudi jireen daraasadani.