Waxaa Shalayto galabnimadii si rasmi uga bilaabmay garoonka ALAMZEY STADIUM Ee Magaalada Burco Ciyaaraha Heerka 1aad, Oo ay wada ciyaari doonaan kooxaha heerka koowaad ee ka dhisan magaalaada Burco, waxaana wareegaasi shalayto furay Isuduwaha ciyaaraha gobolka togdheer iyo masuuliyiin kale, Halkan Hoose Ka