Maxkamda Rafcanka Gobolka Maroodijeex Oo Mar Kale Allbaabka U Laabtay Wargaysa Hubaal

0
 oo isla maalintii Shalay ay maxkamada Gobolku ka qaaday xayiiradii saarneyd wargeyska islamarkaana uu wargeysku bilaabay isla xalay hawshiisii,Maanta oo isniin ahaydna uu soo baxay daabicaadii u horeysay muddo laga joogo saddex iyo taban bilood oo uu wargeyska xayirnaa.

Amarkan dambe ee maxkamada racfaanku dib ugu saartay xayiraada wargeyska Hubaal Ayaan La Aqoon Sababta Keentay Durba Maadaama shalayto ay Maxakamadi ka Qaaday Xayiraada

Waxay ahayd 25-kii bishii sideedaad ee sanadkii ina dhaafay 2014 markii ay maxakamada gobolku ay xayiraadii saarneyd ka qaaday wargeyska Hubaal,waxaana saacado kadib sidan oo kale xayiiradii saarneyd dib ugu celisay maxkamada racfaanka

Halkan ka daallaco xayiraada  maxkamadu mar kale Saartay  wargeyska Hubaal

Scan0003