Daawo Cabdi Good oo markana jiingada kala dagay heesta Haboon ee fanaanka Maxamed BK

0

Cabdi Good Abees oo lagu yaqaano ablo ablaynta isir raaca somaalida ayaa markana waysada usoo biyayastay hees uu ku luuqeeyo Fanaanka Maxamed Bk oo layidhaa Haboon ,fanaanka Bk markan maaha markii ugu horaysay ee camerada cabdi good ku dhacdo hore ayaa uu jiingada kala dagay heesta layidhaa Nolasha cusub soo dhawee hadaba aan idiin kala baxo Cabdi Good Abeees iyo heesta Haboon Daawasho Wacancabdi

 

ARABSIYO INTERTIMENT