Hargaysa(AN)Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa warqad is-casilaada ka ogolaaday Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Cabdi Xuseen Gaas iyo Ku Xigeenkiisii Prof. Cabdisalaan Yaasiin.
Sidoo kale Hormuudada Kulliyadaha Sayniska & Xisaabaadka Prof. Axmed Maxamed Cadaad iyo Hormuudka Kulliyada Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Prof. Keyse Cali Geedi ayuu ku soo rogay in ay jaamacada ka maqnaadaan muddo afar bilood ah.
Arabsiyonews.net
Hargaysa Desk









